Shirweynaha Haweenka Puntland – Fadhi doodeedka Amniga iyo Nabadda.

18 – July 2026

Dooddan waxaa lagu lafaguray sida haweenku lafdhabar ugu yihiin amniga iyo nabadda, sida haweenku hormuud uga noqdaan arrimaha xasilinta iyo dib-u-dejinta dadka ku barakaca colaadaha.

Scroll to Top