Press release

Warsaxaafadeed ku Aadan Dhacdadii Barxada Garowe – Faafin Deg deg ah

Waxaa foolxumo iyo masuuliyad darro weyn ah in muwaadiniinta reer Puuntland u dhintaan si micno darro ah iyadoo laga baaqsan karo falalka liddiga ku ah amniga iyo badqabka muwaadiniinta. Falkii maanta ka dhacay caasumada Puntland ee Garowe wuxuu ahaa mid aan marnaba la aqbali karin, waxayna Dallada Bulshada Rayidka ka digaysaa ku xad gudubka xuquuqda […]

Warsaxaafadeed ku Aadan Dhacdadii Barxada Garowe – Faafin Deg deg ah Read More »

PUNTLAND NON-STATE ASSOCIATION (PUNSAA) PRESS RELEASE

Civil Society response to the National Consultative Council (NCC) Communique­ Garowe, May 31, 2023: Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA), driven by its core values and commitment to good governance, accountability and the unity of the Somali nation, urges that the statebuilding process of Somalia and its crucial decisions are made through wide consensus and agreement between

PUNTLAND NON-STATE ASSOCIATION (PUNSAA) PRESS RELEASE Read More »

War-saxaafadeed

Puntland None State Actors Association (PUNSAA) expresses its appreciation for the unwavering commitment displayed by the elders and intellectuals Puntland particularly in Nugaal region who have made remarkable efforts to ensure that inclusive elections occur in Puntland. We commend their dedication and perseverance.We commend the significant percentage of the population reaching 93.4% who have obtained

War-saxaafadeed Read More »

War-saxaafadeed

Dallada Ururrada Bulshada Rayidka (PUNSAA) ee Puntland waxay aad uga walaacsan tahay cadaadiska lagu hayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmooyinka iyo meelaha kale ee ay ka dhacayso doorashada golayaaasha deegaanka ee loo qorsheeyey inay qabsoonto 25ka Bishan May 2023. PUNSAA ayaa iskaashi kala yeelatay Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland in la xaqiijiyo dhawrista

War-saxaafadeed Read More »

Scroll to Top