Posts

SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH:

Guddiga KMG Doorashooyinka Dowladda Puntland ayaa maanta kulan Xarunta dhexe Guddiga kula yeeshay madaxda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland. Kulanka oo uu shir Guddoominay Guddoomiyaha Guddiga Mudane Abdirisak Ahmed Said ayay uga wada-hadleen Arimaha Doorashooyinka Golayaasha deegaanka Puntland iyo oo ugu horeeyo wacyigelinta Bulshada ee sara uqaadida fahamka doorashooyinka Qof iyo Codka ah. Sidoo kale Guddigu waxa uu warbixin kasiiyay Habraaca fasiraaada liiistada xiran iyo guud ahaan dhamaystirka doorashoyinka Qof iyo cod ah ee Puntland.

SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH: Read More »

PUNSAA iyo WFP oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee PUNSAA

Waxaan maanta Xarunta guud ee Dallada PUNSAA ee Garowe kusoo dhoweenay Saraakiil sare oo kasocday Barnaamijka Cuntada Aduunka (WFP), waxay PUNSAA uga warbixiyeen mashruuca Baxnaano iyo mashaariicda kale ee ay dalka kawadaan. PUNSAA ayaa talooyin ku biirisay saraakiisha ka socday WFP gaar ahaan la xiriira kobcinta bulshooyinka nugul. PUNSAA waxay sidoo kale uga mahadcelisay WFP mashaariicda ay dalka ka fuliso iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu saameeyeen. Gunaanadkii kulanka ayaa labada dhinac wada xoojiyeen muhiimada ay u wada leedahay iskaashiga iyo wada shaqaynta. Dhamaad

PUNSAA iyo WFP oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee PUNSAA Read More »

The New Chairman and his Deputy Elected for PUNSAA

The 6th General Assembly meeting of Puntland’s Non-state Actors association was held at PDRC hall yesterday elected new board of directors. The newly elected chairperson will lead Puntland’s Non-state Actors Association for the upcoming three years. The General assembly was attended by Envoys from International Organizations esp; UNSOM, UNSOM & DIAKONIA, officials from Puntland State, Office of Puntland Human Rights Associations and delegates from non-state actors and other guests. The chairperson, deputy Chair, and Executive committee were chosen during yesterday’s general Assembly Meeting. Mr. Abdirahman Abdirizak Abdirahman Director of Tadamun who led there for 11 years in Tadamun Social Society was elected as the new Chairman of PUNSAA. Abdirahman was one of the Co-founders of Puntland Students Association-PSA, member of the Red Sea University Board, member of Muslim World Non Actors Associations based in Turkey, former Member of Puntland Education Board & now he led Tadamun Society Social. The new chairman served with dedication the UN, INGOs Humanitarian and Development sectors. Mr Mursal Mohamud Abdi was chosen as the deputy chair, he is from the Elders of Puntland and served as social activist in the last 3 decades, he was the BoD of PUNSAA in the last two terms. The elected chairman in his agenda has pledged to work as priorities on the following issues: PUNSAA is the formal body which convenes civil society in Puntland and it has a broad mandate and legitimacy.

The New Chairman and his Deputy Elected for PUNSAA Read More »

Scroll to Top