Posts

PUNSAA ayaa caawa qabatay kulanka isu-imaatinka Ramadaanka

Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ee Puntland (PUNSAA ) ayaa caawa qabatay kulanka isu-imaatinka Ramadaanka ee xubnaha iyo masuuliyiinta ururrada Bulshada rayidka ah oo ka dhacay Garowe. Isu-imaatinka afurka waxaa ka qaybgalay Culimo, madaxda iyo hawlweedanada guddiga doorashooyinka Puntland iyo aqoonyahanno kale. Muhiimadda isu-imaatinkan afurka ayaa ahayd in la xoojiyo wadajirka bulshada rayidka ah iyadoo laga […]

PUNSAA ayaa caawa qabatay kulanka isu-imaatinka Ramadaanka Read More »

SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH:

Guddiga KMG Doorashooyinka Dowladda Puntland ayaa maanta kulan Xarunta dhexe Guddiga kula yeeshay madaxda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland. Kulanka oo uu shir Guddoominay Guddoomiyaha Guddiga Mudane Abdirisak Ahmed Said ayay uga wada-hadleen Arimaha Doorashooyinka Golayaasha deegaanka Puntland iyo oo ugu horeeyo wacyigelinta Bulshada ee sara uqaadida fahamka doorashooyinka Qof iyo Codka ah. Sidoo

SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH: Read More »

PUNSAA iyo WFP oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee PUNSAA

Waxaan maanta Xarunta guud ee Dallada PUNSAA ee Garowe kusoo dhoweenay Saraakiil sare oo kasocday Barnaamijka Cuntada Aduunka (WFP), waxay PUNSAA uga warbixiyeen mashruuca Baxnaano iyo mashaariicda kale ee ay dalka kawadaan. PUNSAA ayaa talooyin ku biirisay saraakiisha ka socday WFP gaar ahaan la xiriira kobcinta bulshooyinka nugul. PUNSAA waxay sidoo kale uga mahadcelisay WFP

PUNSAA iyo WFP oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee PUNSAA Read More »

The New Chairman and his Deputy Elected for PUNSAA

The 6th General Assembly meeting of Puntland’s Non-state Actors association was held at PDRC hall yesterday elected new board of directors. The newly elected chairperson will lead Puntland’s Non-state Actors Association for the upcoming three years. The General assembly was attended by Envoys from International Organizations esp; UNSOM, UNSOM & DIAKONIA, officials from Puntland State,

The New Chairman and his Deputy Elected for PUNSAA Read More »

Scroll to Top