SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH:

Guddiga KMG Doorashooyinka Dowladda Puntland ayaa maanta kulan Xarunta dhexe Guddiga kula yeeshay madaxda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland.

Kulanka oo uu shir Guddoominay Guddoomiyaha Guddiga Mudane Abdirisak Ahmed Said ayay uga wada-hadleen Arimaha Doorashooyinka Golayaasha deegaanka Puntland iyo oo ugu horeeyo wacyigelinta Bulshada ee sara uqaadida fahamka doorashooyinka Qof iyo Codka ah.

Sidoo kale Guddigu waxa uu warbixin kasiiyay Habraaca fasiraaada liiistada xiran iyo guud ahaan dhamaystirka doorashoyinka Qof iyo cod ah ee Puntland.

Scroll to Top