October 2023

Soo dhowaynta Aqoonsiga Maamulka SSC-khaatumo

Dalladda Bulshada Rayidka ah ee Puntland waxay soo dhoweynaysaa War-murtiyeedkii kasoo baxay Dawladda Federaalka ee Maamulka SSC-khatumo. PUNSAA waxay uga Mahadcelinaysaa Dawladda Federaalka Soomaaliya inay mar labaad taageertay go’aammadii Isimada Dhaqanka SSC-khatumo ee 6-dii feb, 2023. PUNSAA waxay xoojinaysa dedaallada Dawladda Federaalku ku doonayso in Labada Maamul ee Somaliland & SSC-Khatumo ku wada noolaadaan Xasillooni,

Soo dhowaynta Aqoonsiga Maamulka SSC-khaatumo Read More »

Scroll to Top