PUNSAA ayaa caawa qabatay kulanka isu-imaatinka Ramadaanka

Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ee Puntland (PUNSAA ) ayaa caawa qabatay kulanka isu-imaatinka Ramadaanka ee xubnaha iyo masuuliyiinta ururrada Bulshada rayidka ah oo ka dhacay Garowe. Isu-imaatinka afurka waxaa ka qaybgalay Culimo, madaxda iyo hawlweedanada guddiga doorashooyinka Puntland iyo aqoonyahanno kale. Muhiimadda isu-imaatinkan afurka ayaa ahayd in la xoojiyo wadajirka bulshada rayidka ah iyadoo laga […]

PUNSAA ayaa caawa qabatay kulanka isu-imaatinka Ramadaanka Read More ยป