March 2023

SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH:

Guddiga KMG Doorashooyinka Dowladda Puntland ayaa maanta kulan Xarunta dhexe Guddiga kula yeeshay madaxda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland. Kulanka oo uu shir Guddoominay Guddoomiyaha Guddiga Mudane Abdirisak Ahmed Said ayay uga wada-hadleen Arimaha Doorashooyinka Golayaasha deegaanka Puntland iyo oo ugu horeeyo wacyigelinta Bulshada ee sara uqaadida fahamka doorashooyinka Qof iyo Codka ah. Sidoo […]

SHIRKA GUDDIGA IYO URURADA BULSHADA RAYIDKA AH: Read More »

PUNSAA iyo WFP oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee PUNSAA

Waxaan maanta Xarunta guud ee Dallada PUNSAA ee Garowe kusoo dhoweenay Saraakiil sare oo kasocday Barnaamijka Cuntada Aduunka (WFP), waxay PUNSAA uga warbixiyeen mashruuca Baxnaano iyo mashaariicda kale ee ay dalka kawadaan. PUNSAA ayaa talooyin ku biirisay saraakiisha ka socday WFP gaar ahaan la xiriira kobcinta bulshooyinka nugul. PUNSAA waxay sidoo kale uga mahadcelisay WFP

PUNSAA iyo WFP oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee PUNSAA Read More »

Scroll to Top